Madaxweyne Qoor Qoor oo Boggaadiyay guul weyn oo saakay gaareen Ciidanka huwanta

War saxaafadeed uu goordhaw soo saaray Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayuu kaga hadlay qabsashada  ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Qoor Qoor ayaa si weyn u boggaadiyay guusha saakay gaareen ciidanka is garabsanaya ee milatariga Soomaaliya iyo kuwa deegaanka, kuwaa oo si buuxda ay ula wareegay degmada … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo Boggaadiyay guul weyn oo saakay gaareen Ciidanka huwanta